Isku xirrada

Djibouti: Dhagax-dhig Dhabbo Tareen oo Cusub


Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil C. Geelle iyo RW Ethiopia H. Delesegn ayaa furan khad tareen oo isku xiri doona labadooda dal ee Djibouti iyo Ethiopia.

Mashruucan ayaa waxa maalgalin doona dalka Shiinaha, waxana uu noqon doonaa mid cusub oo tayo wanaagsan.

Warbixin arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG