Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Gudd. Taksileyda Muqdisho


Magaalada Muqdisho ayaa waxaa waayadan ku soo kordhaayey shirkadaha ka shaqeeya adeegyada Tagaasida. shirkadahan ayaa waxa ay leeyihiin baabuur midabo u gaara loo sameeyey oo dadweynaha u fududeeya adeegyadooda la xiriira isticmaalka gaadiidka tagaasida ah. Shirkada Somali Taxi ayaa ka mida shirkadaha adeegyadaas ka fuliya magaalda Muqdisho. Maamulaha shirkada Somali Taxi Fu,aad Xaaji Cabdiwali ayaa marti ku ahbarnaamijka Martida Maykarafoonka ee todobaadkan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:13:48 0:00
XS
SM
MD
LG