Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad ku Dhintay Rabshado ka Dhacay Gaalkacyo


Ugu yaraan 4 qof ayaa dhintay in kabadan 12 kalena way dhaawacmeen kadib markii maanta duhurkii uu iska horimaad ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaasi oo u dhaxeeyey dad hubeysan oo diidan ololaha ururada siyaasadda ee Puntland iyo ciidanka maamulka iyo kuwa dowladda hoose oo dhinac ah.

Iska horimaadkan ayaa bilowday ka dib markii taageerayaasha ururka Horseed ay dibadbax ka sameeyeen magalaada, balse ay dibadbaxaasi is hortaageen dad hubeysan oo iyagu diidan in halkaasi lagu dhigo dibadbaxyo lagu taageerayo xisbiyad Puntland.

Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo sheegay inuu goob joog ka ahaa dhacdadaasi ayaa VOA uga waramay waxyaabihii uu arkay iyo sida ay wax u dhaceen. Wareysiga oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:58 0:00
XS
SM
MD
LG