Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Amm. Maraykanka: Maraykanka oo M. Yurub Basaasay


Majalladda Del Spiegel ee ka soo baxda dalk Jarmalka ayaa qortay in Maraykanku uu basaasi jiray xafiisyada Midowga Yurub ee Brussels, xarunta QM ee New York, iyo Washington, DC.

Dhinaca kale, waxa baarisi ku socotaa General James Cartwright oo ah howlgab ka tirsanaa ciidanka Maraykanka, isaga oo lagu eedeeyey inuu faafiyey sir ku saabsan in Maraykanku uu weerar dhinaca internetka ah u geystay barnaamijka nuclearka ee dalka Iran.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:43 0:00
XS
SM
MD
LG