Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xuska 1da Lulyo oo Meelo Badan Laga Oogay


Sanadguurradii 53aad ee kasoo wareegatay markii ay gobollada Koonfureed ee Somalia ay xornimada ka qaadateen gumeystihii Talyaaniga,islamarkaana ay midoobeen gobollada Koonfur iyo Waqooyi ayaa xalay ilaa iyo maanta laga xussayaa meelo badan oo Somalia iyo caalamkaba ah.

Mid ka mid ah xafladahaasi ayaa xalay ka dhacday magaalada Muqdisho, oo fanaaniinta Qaranka somaliyeed ay ku soo bandhigeen suugaan ka turjumeysay qiimaha Xuriyadda.

Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamud, Ra’isul Wasaaraha Somalia Cabdi Farax Shirdoon, wasiiro masuuliyiin, iyo marti sharaf kale oo uu ka mid ahaa Wasiirka Diinta Dhaqanka iyo Awqaafta Jabuuti Aadan Xasan Aadan ayaa hadalo ka jeediyay munaasabadda.


warbixin ku aadan xuskaasi Muqdisho lagu qabtay halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:24 0:00
XS
SM
MD
LG