Isku xirrada

Khasaaraha Dagaalka Magaalada Kismaayo


Xaaladda magaalada Kismaayo ayaa la sheegayaa maanta inay ka deggan tahay sidii labadii malamodo ee la soo dhaafay. Dhinaca kalena, Cisbitalaka Magaalada Kismaayo aya waxaa lageeyey 60 ruux oo rayid ah oo isugu jira haween, caruur iyo dad da’a ah oo qaba dhaawacyo kala duwan, dhakhaatiirta Isbitaalka ayaa ka dayrinaya xaalada dawo la’aaneed ee Isbitaalka.

Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka telefoonka Dr Abdisamad Abiikar Xaaji oo kamid ah dhaqaatiirta Isbitaalka, waxana uu uga warramay xaalada dhaawacyada.

XS
SM
MD
LG