Isku xirrada

Wicitaanka: Colonel Cali Aadan Xaamud


Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay kaalinta ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM ay ka qaadanayaan dirirta ka socota magaalada Kismaayo.

Barnaamijka waxa mas'uulkan su'aalo ku weydiinaya qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA oo kala jooga meelo kala duwan oo dunida ah.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG