Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixinno: Safarka Obama ee Africa


Madaxweyne Obama ayaa booqasho ku jooga dalka Koonfur Africa, lugtiisa labaad safar uu ku kala bixinayo sadex dal oo ka mid ah qaaradda Africa.

Qorshaha Safarka Obama ayaa waxaa ku jira inuu madaxda dalalka Senegal,
, Koonufr Africa iyo Tanzania uu kala hadlo arimo ay ka midyihiin horumarinta dhaqaalaha iyo dimuquraadiyadda Africa, xuquuqda Aadanaha, Arimaha bani aadnimada iyo Argagixisada.

Madaxweynaha waxa uu maanta kulan ku qabtay dhismaha Jaamacadda Johannesburg ee magaalada Soweto, halkaas oo ay dhageysanayeen in ka badan 60o oo dhalinyarada door hogaaneed ku leh Africa ah.

waxuuna su'aalo uga jawaabayay qaar ka mid ah dhalinyarada goobta fadhiday iyo si toos ah muuqaal Fidiyow kaga qeyb qaadanayay..

warbixinno ka hadlaya safarka Obama ee Africa oo ay VOA ka diryaarisay arimahaasi halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:26:32 0:00
XS
SM
MD
LG