Isku xirrada

Waa Go'aanka: Dhalinyarada iyo Qabyaaladda (Q. 2-aad)


Barnaamijka Waa Go'aankaaga waxa aynu todobaadkank ku eegeynaa qaybti 2-aad ee barnaamijkii aynu kaga hadleynay dhibaatada ay qabyaaladdu leedahay iyo saameynta ay ku yeelato dhalinyarada Soomaaliyeed.

Barnaamijka waxaa isku soo duwa Maxamuud Ibraahim Cali, waxaana la soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur. Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG