Isku xirrada

Faaqidaadda: Soddon iyo Lix Guurada Xornimada Jabuuti


Barnaamijkeena Faaqidaada Todobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay taariikhda dalka Jabuuti oo maalintii shalay u dabaal degay sanad guuradii 36-aad ee ka soo wareegtay xornimada Jabuuti.

Barnaamijka waxaa isku soo duwday, soona jeedineysa Sahra Ciidle Nuur. Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG