Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Siilaanyo oo ka Hadlay Xuska 26ka June


Munaasabad lagu weyneynayey 26ka June ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacday xarunta madaxtooyada Somaliland ee magaalada Hargeysa.

Munaasabadda waxa hadal ka jeediyey madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo oo ka hadlay taariikhdii xornimada iyo midowgii labada gobol.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxa magaalada Hargeysa ka soo diray wariyaha VOAda Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:46 0:00
XS
SM
MD
LG