Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Siilaanyo oo Isku-shaandheyn Sameeyey


Digreeto habeenkii xalay ahaa ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa muujinaysa isku shaandheyn weyn oo lagu sameeyey golaha wasiiradda ee Somaliland.

Digreetadu waxay muujinaysaa wasaarado cusub oo xukuumadda lagu soo kordhiyey, halka wasiiradii hore ay qaarkoodna xilalkoodii waayeen, kuwo kalena la isku beddelay.

Wariyahaga magaalada Hargeysa Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa ka waramaya isbeddelkaas wasiirada xukuumadda ee Somaliland.


Wareysi arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:35 0:00
XS
SM
MD
LG