Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qurbe: Ganacsiga Soomaalida ee South Sudan


Women set up their shops at a market in Juba, South Sudan (2012 photo)
Women set up their shops at a market in Juba, South Sudan (2012 photo)
Soomaali isugu jirta qaar ka laabtay wadamda galbeedka, iyo kuwo markii horeba ganacsi ku lahaa wadamada Afirka sida dalalka Uganda iyo Kenya, ayaa haatan ganacsigooda u weeciyey wadanka South Sudan oo dhawaan xor noqday.

Cabdinaasir Geelle Cilmi oo ka mid ah Soomaaalida ka noqotay dalkan Mareykanka ee ka shaqeysta wadanka South Sudan magaaladiisa Jubba, ayaa barnaamijka Qurbe u sheegay in Soomaalidu ay yihiin dadka ugu badan ee ka ganacsada dalkaasi.

Waxa uu xusay in ganacsiga Soomaalidu uu u badan yahay raashinka iyo shidaalka kuwaasi oo ay dalka dibadiisa ka keenaan.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:14 0:00
XS
SM
MD
LG