Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mandheera: Dad ku Dhintay Dagaal Beeleed


.
.
Wararka ka imaanaya gobalka Woqooyi-bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya in 15 qof ay ku dhinteen 19 kalena ay ku dhaawacmeen iska horimaad kale oo maanta dhexmaray laba beelood oo wada daga deegaan hoos yimaada magaalada Mandheera.

Dadka dhintay ayaa waxaa la sheegayaa in 11 ka mid ahi ay isugu jiraan haween iyo caruur, wararka ayaa sidoo kale sheegaya in la dhaawacmay askari ka tirsan ciidanka booliiska Kenya, ka dib markii koox hubeysan oo ka mida kuwii dagaaladameyey ay saldhigga booliiska ku tuureen bam gacmeed.

Warbixinta dagaal beeleedka Woqooyi-bari Kenya halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:33 0:00
XS
SM
MD
LG