Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Khilaafka u Dhaxeeya Al-Shabaab


Kolonyo Ciidamada Ururka Al-shabaab ah oo dhoollatus sameynaya
Kolonyo Ciidamada Ururka Al-shabaab ah oo dhoollatus sameynaya
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah Sh. Muuse Macalin Axmed 'Cagaweyne' oo ka mid ah culimada soomaaliyeed ee duruursta diiniga ah ka bixiya qaar ka mid ah idaacadaha magaalada Muqidsho.

Sh. Muuse Cagaweyne, waxa uu dhageystayaasha uga jawaabi doonaa su'aalo la xiriira khilaaf la sheegayo inuu u dhaxeeyo Ururka Al-shabaab oo dhawaan ku dagaalamay magaalada Baraawe, halkaasoo ay isaga dileen sarkaal darajo dhexe ah, sida ay VOA ka heshay ilo lagu kalsoonyahay.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:19:53 0:00
XS
SM
MD
LG