Isku xirrada

Ammuuraha Islaamka: Culimo Ku Baaqday Jihaad


Barnaamijka Ammuuraha Islaamka waxa uu ku saabsan yahay shir ay culimo ka kala timid ilaa 55 dowladood oo islaam ah ay ku yeesheen dalka Masar, lagagana dhawaaqay jihaad ka dhan ah dowladda Syria ee Madaxweyne Bahsaral Assad

Jihaadkan ay ku baaqeen culimada waa weyn ee isugu tagtay dalka Masar ma laga yaabaa inuu keeno dagaal diineed ka dhaca Bariga Dhexe, suaashaa iyo kuwa kale ayaa barnaamijka ku falanqeyn doonaa.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG