Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Dhibaatada Wariyayaasha Qaxootiga ah


Magaca Guddiga Caalamiga ah ee Difaaca Wariyayaasha oo la soo gaabiyey.
Magaca Guddiga Caalamiga ah ee Difaaca Wariyayaasha oo la soo gaabiyey.
Guddiga Caalamiga ee Difaaca Weriyeyaasha, ayaa sheegey in sannadkii la soo dhaafey 55 weriye oo ka socda 21 dal ay khasab ku noqotey inay dalalkooda ka soo cararaan sababo la xiriira colaado, hanjabaadyo, xarig iyo weliba rabshado kala duwan.

Sarkaal Guddiga u hadley ayaa sheegey in qiyaastii 40 % weriyeyaasha soo cararey ay ka yimaadeen dalalka Afrika ee Saxaraha ka hooseeya.

Waxaa warbixinta ka soo baxdey Guddiga Caalamiga ee Difaaca Weriyeyaasha lagu soo beegey munaasabadii maalinta qaxootiga oo shaley dunida laga xusey.

Warbixinta oo dhan halkan hoose ka dhegeyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:48 0:00
XS
SM
MD
LG