Isku xirrada

Soomaali ka Hadlaya Khatarta Tahriibka


NInkan oo magaciisa ku soo koobay Aadam, ayaa ka warbixinaya dhibaatadii ka soo martay tahriibka iyo in wixii uu ku taamay uuna weli helin.

Aadam, waxa uu sheegay inuu magaalada Hargeysa ka soo kicitimay sanadkii 2007dii ilaa iyo haddana uu socdaal aan dhib yareyn ku soo jiray.

Wareysi arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG