Isku xirrada

War Deg-Deg ah

M/weynaha Somalia oo ka Qeyb Galaya Shirka G8


Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud iyo Wasiirka Maaliyadda Maxamuud Xasan Suleymaan ayaa maanta ka degayLondon, Britain.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud iyo Wasiirka Maaliyadda Maxamuud Xasan Suleymaan ayaa maanta ka degayLondon, Britain.
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada London ee waddanka Britain halkaas oo uu kaga qayb gali doono kulanka waddamada laysku yiraahdo G-8 ee uu dhaqaalahoodu hore u maray.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale waxa uu ka qayb gali doonaa xafladda dhalashada boqoradda waddanka Ingriiska Queen Elizabeth oo ku beegan maalinta beritto ah ee 15-ka bishan Juun.

Danjiraha Soomaaliya ee Waddanka UK, Cabdulaahi Maxamed Cali ayaa VOA uga waramay socdaalka madaxweynaha ee Britain. Wareysigiisa oo dhanna halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:20 0:00
XS
SM
MD
LG