Isku xirrada

War Deg-Deg ah

QM: Dad ka Badan 90,000 ayaa Suuriya ku Dhintay


Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 93 kun oo qof ay ku dhinteen dagaalada muddada ka socday dalka Syria, waxeyna ka digtay in tirada intaa ay ka badan karto.

War ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee dhinaca Xuquuqda Aadanaha ayaa lagu sheegay in dhimashada badankeedu ay dhacday ilaa iyo dhamaadkii bishii April ee sanadkan, waxeyna ku intaa ku dartay in colaadda Syria ay sii xoogeysaneyso.

Wareysi arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:45 0:00
XS
SM
MD
LG