Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qurube: Ururka Somali Citizens League


Ururka Somali Citizens League
Ururka Somali Citizens League
Barnaamijka Qurbe waxa aynu todobaadkan ku soo qaadaneynaa ururka Somali Citizens League oo dhawaan gobalka Minnesota ay uga dhawaaqeen qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobalkaas.

Urukaan oo ay ku mideysan yihiin aqoonyahano, dhalinyaro, iyo gaacsato Soomaaliyeed ayaa sida uu sheegay guddoomiyaha ururka Ing. Jibriil Afyare waxaa ujeedooyinkiisa ka mid ah inay gacan ka geystaan sidii dalka Soomaaliya nabad waarta loogu soo badabaali lahaa, iyadoo laga faa’iideysanayo aqoonta iyo waaya-aragnimada qurba joogta Soomaaliyeed.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:38 0:00
XS
SM
MD
LG