Isku xirrada

Martida: Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan


Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa todobaadkan Marti ku ah Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan, waxa ayna barnaamijka uga warantay arrimo ay ka mid yihiin shirkii dhawaan ku soo gabagaboobay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG