Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhakhtarka Waydii. Xanuunka Dhiig-karka


Qalabka lagu cabiro Xanuunka Dhiig-karka
Qalabka lagu cabiro Xanuunka Dhiig-karka
Barnaamijka Dhakhtarka Waydii waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay xanuunka dhiig-karka, waana qeybtii 2aad, waxaana marti ku ah Dr. Maxamed Cabdullaahi X. Aadan oo qaabilsan Xanuunada Gudaha.

Dr. Maxamed oo ka howlgala Isbitaalka Regions ee magaalada St Paul ee gobalka Minnesota, ayaa dhageystayaasha uga jawaabaya su'aalahooda la xiriira xanuunka Dhiig-karka iyo wax ka qabashadiisa.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:18 0:00
XS
SM
MD
LG