Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Qabsashada Dowladda Syria ee Qusair


Dagaal kulul oo saddex toddobaad qaatay ayaa xoogagga dawladda Suuriya ay dib ugu qabsadeen magaalada Quseyr oo ah mid istaraatiiji ah. Ciidanka Suuriya waxa dagaalka ku weheliyey dagaalyahaniinta Xisbullah ee ka jira dalka Lubnaan, taageeradana ka hale dalka Iran.

Dhinaca diblomaasiyaddana waxa dib u dhacay shirkii la doonayey in la iskugu keeno dawladda Suuriya iyo mucaaradka dalkaasi, kaas oo lagu waday inuu dhaco bishan June.

Haddaba in mucaaradka laga qabsado magaalada Quseyr iyo waxa ay taasi ugu fadhido, ayaa waxan ka wareystay Cabdiqaadir Sheekh Bashiir oo arrimaha Carabta aqoon u leh. Cabdiqaadir waxa uu ku sugan yahay magaalada Qaahira ee dalka Masar.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:59 0:00
XS
SM
MD
LG