Isku xirrada

Waa Go'aankaaga:Dhalinyrada iyo Is-abaabulka


Waa Go'aankaaga

Waa Go'aankaaga

Barnaamijka Dhalinyarada ee Waa Go'aankaaga waxa aynu todobaadkan ku eegeynaa dhalinyarada iyo Is-abaabulka, sidoo kale barnaamijka waxaad ku maqli doontaan qeybtii "Maxaa maskaxdaada ka guuxaya" iyo qodobo kale.

Barnaamijka waxaa isku soo duway Maxamuud Ibraahim Cali, waxaana la soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG