Isku xirrada

Kulanka Madaxweynayaasha Somaliya iyo Kenya


Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiekh iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo Nairobi shir ku yeeshay.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiekh iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo Nairobi shir ku yeeshay.

Hoggaamiyeyaasha Somalia iyo Kenya ayaa wadahadal maalintii labaad ku leh magaalada Nairobi.

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheikh Maxamuud iyo Madaxweyna Uhuru Kenyatta ayaa ilo ku dhow dhow waxay sheegayaan in wadahadalkooda uu la xiriiro iskaashiga u dhexeeya labada dal, gaar ahaan arrimaha ammaanka, dhaqaalaha iyo kuwo kale.

Kulanka labada madaxweyne oo ah mid albaabada u xiran yihiin ayaan laga helin faahfaahin dheeri ah.

Weriyaha VOA ee magaalada Nairobi Maryan Maxamuud Barre warbixin ay ka diyaarisay shirka labada madaxweyne halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG