Isku xirrada

Dhaqanka iyo Hiddaha # 165


Dhaqanka iyo Hiddaha

Dhaqanka iyo Hiddaha

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxa aynu todobaadkan ku soo qaadaneynaa Allaha u naxariistee Abwaan Cabdullaahi Macalin Axmed "Dhoodaan" oo dhawaanj ku Geeriyooday Dhulka Soomaalida ee Ethiopia.

Barnaamijka oo uu isku soo duwo soona jeediyo Axmed Faarax Cali "Idaajaa" halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG