Isku xirrada

Dhaqanka iyo Hiddaha # 164


Dhaqanka iyo Hiddaha

Dhaqanka iyo Hiddaha

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxa aan todobaadkan idinkugu soo gudbineynaa qeybtii seddexaad ee maansooyinkii Allaha u naxatiistee gabyaagii Cabdi Maxamed Aw-Magan "Cabdi Galayax" waana qeybtii ugu danbeysay.

Cabdi Galayax waxa uu dhawaan ku geeriyooday magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia waxa uuna abwaanku tiriyey gabayo aad u fara badan. Qaar badan oo ka mid gabayadiisa oo uu geela uga hadlay waxaa nooga waramaya Axmed Faarax Cali Idaajaa

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG