Isku xirrada

Wicitaanka: Wasiirka Gaashaandhigga Somalia


Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Cabdixakiim Maxamuud Xaajir Fiqi, Wasiirka Gaashaandhigga Dawladda Federaalka ee Somalia oo ka hadlaya arrimo ay ka mid yihiin kuwa Jubbooyinku.

Wasiirka waxa su'aalo weydiin doona qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG