Isku xirrada

Martida: Axmed Cali Maxamed Kheyre


Ahmed Qeyre

Ahmed Qeyre

Barnaamijka Martida Maykarafoonka waxaa todobaadkan Marti ku Axmed cali Maxamed Kheyre oo ka tirsan kuliyada qaanuunka ee jaamacada London, isagoo ku jira maalmihii ugu danbeeyey ee diyaarinta PHD oo uu ku sameynayo sharciyada caalamiga ah.

Axmed waxaan wax ka weydiin doonaa sharciyada caalamiga ah iyo Soomaaliya. sidoo kale waxa uu ka warami doonaa xiriirka wadamada Soomaaliya dariska la ah iyo lugta ay ku leeyihiin arrimaha gudaha Soomaaliya.


XS
SM
MD
LG