Isku xirrada

Warbixin: Xadgudubyadii ka Dhacay Kenya


Guddiga Runta, Cadaaladda iyo Dib u-heshiisiinta Qaran ee Kenya, ayaa soo saaray warbixin ka hadlaysa baaritaanno ay ku sameeyeen xadgudyadii kala duwanaa ee dalka Kenya.

Xadgudbyada lagu xusay warbixinta ayaa waxaa ka mid ah xasuuqii ka dhacay deegaanka Wajeer ee gobalka woqooyi bare sanadkii 1984kii, kaasi oo dad badan lagu laayey.

Warbixinta ayaa lagu sheegay in guud ahaan dalka Kenya mudadii ay ka jireen xukuumadihii kala duwanaa, dad badan la laayay, hanti badanna la lunsaday islamarkaana ay dhaceen xadgudbyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha.

Warbixinta oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG