Isku xirrada

Somaliland oo ka Jawaabtay Hadalkii M/waynaha


Somaliland ayaa ka hadashay hadal uu dhawaan madaxweynaha Dawladda Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud kaga hadlay arrimo ay ku jireen Somaliland, waxayna arrintaas ku tilmaantay mid meel ka dhac ah.

Wasiirka Madaxtooyada ee Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ku tilmaamay ayaan darro hadalka ka soo yeeray mas'uuliyiinta Soomaaliya.

Warkan oo Weriyaheenna Ismaaciil Xuseen Farjar ka soo diray Hargeysa halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG