Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caydaruus Cali-Feer: Anigu ma ihi Al-Shabaab


Maxkamadda Federaalka ee Gobolka Minnesota ayaa toddobaadkii hore xukunno kala duwan ku ridday sagaal qof oo badankooda lagu helay dacwado isugu jiray inay taageero dhaqaale iyo mid muruq ahba ku gargaareen ururka Al-Shabaab oo sanandkii 2008 dawladda Maraykanka ay ku dartay liiska ururrada argagixisada.

Sagaalka qof ee la xukumay laba ka mid ah ayaa dumar ah, halka toddoba kalena ay rag yihiin.

Haddaba waxaa noo suurtogashay inaanu waraysi la yeelano mid ka mid ah ragga la xukumay oo lagu magacaabo Caydaruus Cabdulle Cali-Feer oo isagu mutaystay xukunkii ugu fududaa oo ah laba snao. Haaruun Macruuuf ayuu uga warramay dambiga lagu helay. Wareysiga oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:27 0:00
XS
SM
MD
LG