Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland: Kalluumeysato Iran ah oo la Xukumay


Maamul-goboleedka Puntland ayaa maanta ganaax lacageed oo dhan ku dhowaad 700 kun oo dollar ku riday 81 qof oo kaluumaysato reer Iraan ah iyo shan doonyood oo ay wateen oo bishii hore 23-keedii lagu qabtay xeebaha Soomaaliya iyaga oo si sharcidarro ah u kalluumaysanaya.

Maxkamaddu waxay kaloo xukunno ganaax ah ku riday 12 nin oo Soomaali ah oo iskaashi la sameeyey kalluumaysatada reer Iran.

Warbixin ku saabsan xukunnada ka dhanka kaaluumeysatada halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:39 0:00
XS
SM
MD
LG