Isku xirrada

Ciyaaaraha: Horyaalkii Ingiriiska oo Soo Xirmay


Horyaalka dalka Ingriiska ayaa maanta soo gabagaboobay, waxaana horyaalka iyadoo ay dhowr ciyaar ka dhimantahay ku guuleystay naadiga Manchester united.

Hase ahaatee waxaa maanta loo tartamayey ciddii usoo bixi laheyd ciyaaraha Champions League-ga ee Yurub, iyadoo kaalinta afaraad ay isku heysteen kooxaha Arsenal iyo Tottenham, halka Chalsea ay kaalinta seddexaad laftoodu aaney xaqiiqsanin oo natiijooyinka maanta ay keeni kareen inay kulan isreereeb ah ciyaarto.

Arseanal ayaa kaalinta afaraad xiratay kadib markii ay ka badisay naadiga Newcastale, halka Tottenham oo ka badisay Sunderlan ay ka hartay ciyaaraha Champions League-ga.

Falanqeyn ku saabsan halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG