Isku xirrada

Wicitaanka Dhageystaha: Xaashi Shaafi


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaad ku maqli doontaan xukunkii ay maxkamadda federaalka ee gobalka Minnesota ay ku ridday sagaal qof oo Soomaali ah oo lagu helay inay xiriir la lahaayeen kooxda Alshabaab.

Barnaamijka waxaa marti ku ah Xaashi Shaafi oo madax ka ah ururka Somali Action Alliance, kana mid ah hogaamiyayaasha bulshada Soomaaliyeed ee gobalka Minnesota.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG