Isku xirrada

War Deg-Deg ah

M/weynaha oo ka Hadlay Jubbooyinka & S/land


Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Mohamud, ayaa ugu baaqey shacabka inay adkeeyaan midnimada dalka, dowladdana gacan laga siiyo sidii dalka loo samata bixin lahaa.

Madaxweynaha oo ka hadlayey furitaanka goob waxbarasho oo ku taalla Muqdisho, ayaa si gaar ah u taabtey xaaladaha ka taagan Somaliland, gobollada Jubbooyinka iyo arrimo kale.

Warbixinta oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:10 0:00
XS
SM
MD
LG