Isku xirrada

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha


Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha waxaad ku maqli doontaan salaamaha ay asaxaabtu isu diraan, dhalshada, aroosyada, iyo heeso macaan oo kala duwan.

Barnaamijka waxaa si talanlaali ah u daadihiya Ibraahim Xasan Daandurey iyo Sahra Ciidle Nuur.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG