Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wafdiga Dowladda oo Rajo ka Muujiyey Kismaayo


Xaaladda Magalada Kismaayo ayaa maanta deggan sida uu sheegay Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha ee dawladda Federaalka Jaamac Axmed Maxamed (Oday) oo hogaaminaya wafdi dhexdhexaadin ah oo ay dawladdu u dirtay Kismaayo, oo maalmahanba ku sugnaa halkaasi.

Wasiir ku xigeenka oo waraysi gaar ah siiyay idaacadda VOA ayaa sheegay inay rajo wanaagsan ka qabaan in hawsha dhexdhexaadintu ay hirgasho.

Dhinaca kalena wafdi ka socday Urur Goboleekda IGAD oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Muqdisho, ayaa madaxda dowladda Soomaaliya kala hadlay arrimo ay ka mid yihiin xiisadda ka tagaan magaalada Kismaayo.

Wareysiga wasiir ku-xigeenka o dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:24 0:00
XS
SM
MD
LG