Isku xirrada

Barnaamijka Ummuuraha Islaamka

  • Mohamed Sandheere

Barnaamijka Ummuraha Islaamka ee todobaadkan waxa aynu ku soo qaadaneynaa, wadahadallo loogu baaqay kooxaha iska soo horjeeda ee wadanka Syria inay ku yeeshaan magaalada Geneva ee dalka Switzerland.

Wadamada reer galbeedka iyo Ruushka ayaa hormood ka ah wadaxaajoodkan lagu dhexdhexaadinayo dowladda Syria iyo mucaaradka, kaasoo ay Mareykanku doonayaan inaanu lug ku yeelan Madaxweyne Assad.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG