Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Rabshado Dhimasho Keenay oo Burco ka Dhacay


Ugu yaraan hal qof ayaa dhintey mid kalana waa uu dhaawacmay kadib markii ay shaqaaqo ku bilaabatey dibad-baxyo ay dhigayeen gaadiidlayda ciidda qaada ee magaalada Burco ay halkaasi ka dhacay, labada qof ee midi dhintey ayaa waxey ahaayeen dad isugu soo xoomay inay riixaan Gaadiidkii ay laayeen dibad-baxayaasha oo ay maamulku xirxireen.

Wareysi arrintaas ku saabsan oo aan la yeelanay Duqa Magaalada Burco Maxamed Muraad, hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:06 0:00
XS
SM
MD
LG