Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gen. Saacid oo la Wareegay Hogaanka Booliiska


Ra’iisal Somalia Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta ka qeybgaley munaasabada xilwareejinta taliyaha cusub ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed General Cabdixakiim Dahir Saciid (Gen. Saacid) oo xilka kala wareegay General Sharif Shiikhuna Maye.

Munaasabadaasi waxaa kaloo ka soo qeybgaley Gudoomiya Maxkamada Sare Caydiid Ilka Xanaf iyo Wasiirka Arrimaha Guddaha iyo Amniga Qaranka Cabdikariin Xuseen Guuleed.

Warbixinta xilwareejinta halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:41 0:00
XS
SM
MD
LG