Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Shirka Soomaaliya ee London


Magaalada London ee dalka Britain, waxaa ka furmaya shir caalami ah oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya, shirkan ayaa si wadajir ah waxaa u shir-guddoominaya ra’iisul-wasaaraha Britain David Cameron iyo madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud.

Shirka London ayaa waxaa looga hadlayaa sidii dowladda looga taageeri lahaa dhinacyada ciidamada, garsoorka iyo maaliyadda.

Shirkan waxaa ka qeybgalaya madax caalami ah iyo ergooyin ka kala socda in kabadan 50 dowladood.

Wareysi iyo falaqayn ku saabsan Shirka London halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:25:27 0:00
XS
SM
MD
LG