Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qurbe: Dhalinyaro Xog Uruurin ka soo Sameeysay Somalia


Barnaamijka Qurbe ee todobaadkan waxa aynu kueegeynaa dhalinyaro Soomaali ah oo wax ka barata Jaamacadda Minnesota oo xog uruurin ay ka soo sameeyeen Soomaalia la wadaagaya Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka iyo xubno ka tirsan Qaramada Midoobay.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:43 0:00
XS
SM
MD
LG