Isku xirrada

Dab Xoog Badan oo ka Holcaya California


Maalintii Khamiista ayey ahayd markii dabkii ugu horeeyey uu ka bilowday deegaan u dhow magaalada Los Angeles, iyada oo uu hadda meelo kalena ka bilowday.

Dabka ayaan illaa iyo hadda la ogeyn sababta uu u bilowday, waxana uu khatar ku hayaa guryo gaarayo ilaa afar kun oo guri.

Ilaa iyo hadda khasaaraha la soo sheegay waa labo dab-damiska ka mid ah oo dhaawacantay iyo guryo dhowr oo gubtay.

Wareysi arrintaas ku saabsan oo VOA ay la yeelatay Cabdisalaam Siciid Jaamac hooosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG