Isku xirrada

Caweyska: Hiba Maxamed (DHAMAAD)


Hiba-nuura

Hiba-nuura

Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa qaybtii u dambeysay ee wareysiga Hiba Maxamed iyo qubanayaal xiiso leh, oo uu ku jiro wiil madaxa looga jiro oo 114-ka Quraanka Kariimka ah uun xafidsan, islamarkaana kuu sheegi kara hala ay aayada waliba kaga qoran tahay Kitaabka Kariimka ah.

Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qaybtan hoose.
XS
SM
MD
LG