Isku xirrada

Barnaamijka Ummuuraha Islaamka

  • Mohamed Sandheere

Barnaamijka Ummuuraha Islaamka ee todobaadkan waxaan ku soo qaadaneynaa Bulshooyinka Suniga iyo Shiicada ah ee Bariga Dhexe oo is-afgaranwaa hor lihi uu ka soo dhex cusboonaadey.

Barnaamijka waxaa isku soo duway soona jeedinaya Maxamed Cabdi Xasan Sandheere.

Halkan hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhan.

XS
SM
MD
LG