Isku xirrada

Faaqidaada: Nidaamka Federaalku Ma Hirgali karaa

  • Sahra Nuur

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Barnaamijka Faaqidaada waxa aynu todobaadkan ku eegi doonaa Nidaamka Federalka ee Soomaaliya ay haatan qaadatay iyo sida ugu haboon ee uu u hirgali karo.

Barnaamijka waxaa marti ku ah aqoonyanada kala ah.

Dr. Cabdinuur Shiikh Maxamed oo wax ka dhiga Jaamacadda Ohio ee dalkan Mareykanka.

Dr. Hodan Siciid oo wax ka dhigta Jaamacadda Buffalo ee gobalka New York.

Faysal Cabdi Rooble oo ah qoraa Soomaaliyeed kana shaqeeya dowladda hoose ee Gobalka California.

Iyo Pro. Maxamuud Macalin Maxmed oo bare ka ahaa Jaamacadii Ummadda ee Soomaaliya, haatanna siyaadda ka faalooda kuna sugan dalka Canada.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG