Isku xirrada

Golaha Amaanka oo Ansixyay Howlgalka UNSOM


Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cod buuxa ku ansixiyey abuurista hawlgalka cusub ee Qaramada Midoobay ee Somalia. Hawlgalkaasi oo xaruntiisu noqon doonto magaalada Muqdisho ayaa waxaa loogu yeeri doonaa UNSOM.

Waxaa hawlgalkani uu billaabanayaa 3da bisha June, muddada ugu horeysa ee uu jirayana waa 12 bilood ama sannad

Warbixin ku saabsan halka hoose ka dhageyso:

XS
SM
MD
LG