Isku xirrada

Al-Shabaab oo Weerartay Garoonka Kisymaayo.


Maleeshiyada kooxda Al-Shabaab ayaa madaafiic ku garaacay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, sida uu VOA u xaqiijiyey Afahyeenka Kooxda Raaskanbooni Cabdinaasir Seeraar.

Mr. Seeraar ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay qeybo ka mid ah garoonka madaafiic ku tuureen, balse aaney jirin wax qasaare ah oo ay geysteen.

Wareysiga Cabdinaasir Seeraar halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG